Madaxweyne Deni oo caawa Goobjoog ka noqday Doorasho ka dhacday degmada Eyl (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni, ayaa caawa goobjoog ka noqday Doorashada Golaha Deegaanka degmada Eyl ee gobolka Nugaal, taasi oo ka mid ahayd saddexdii degmo ee Puntland ka qobsoontay doorashadii Goleyaasha deegaanka ee hal qof iyo hal cod. Golaha deegaanka degmada Eyl oo shacabku kusoo doortay codkooda ayaa caawa iska dhex-doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye … Continue reading Madaxweyne Deni oo caawa Goobjoog ka noqday Doorasho ka dhacday degmada Eyl (Sawirro)